Ciidamo fulinaya Howlgalo ka dhan ah Al Shabaab oo la diyaariyay (Daawo Sawirada)

Maamulka Jubbaland ayaa diyaariyay ciidamo badan oo loogu tala galay in ay ka qeyb qaataan howlgalo balaaran oo la doonayo in Al Shabaab looga saaro deegaanada uu ka taliyo maamulka Jubbaland. Ciidamo katirsan Daraawiishta Jubbaland ayaa lagu diyaariyay saldhig kuyaala deegaanka Cabdalla Biroole ee duleedka magaalada Kismaayo, waxaana ciidan la sheegay in ay u diyaar garoobeen … Continue reading Ciidamo fulinaya Howlgalo ka dhan ah Al Shabaab oo la diyaariyay (Daawo Sawirada)